Somalia: “success on the battlefield of little importance – the real battle...
NARRATIVES about countries, especially under-reported ones, can be hard to shift. For the last two years Somalia’s narrative has been one of fragile progress. The international community rallied...
View ArticleFaahfaahin– Qarax ka dhacay Nawaaxiga Hotelka Maka al-Mukarama ee Magaalada...
Warar aan hada ka heleyno Magaalada muqdisho ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay Agagaarka Maka Al-mukarama ee Magaalada Muqdisho, ka dib markii gaari walxaha qaraxa laga soo buuxiyay lagu qarxiyay...
View ArticleCumar C.Rashiid iyo Prof Gaandi oo la kulmay madaxda iyo hay-adaha wadanka...
Heksinki–15 maarso.2014–Pi– Subaxdii Jumcada oo ay taariikhdu ahayd 14.3.2014 ayaa Ra-iisal wasaare Cumar C.Rashiid iyo Prof Gaandi wafdi ay hogaaminayaan oo maalmahaan hawlo shaqo u joogey wadanka...
View ArticleTACSI:— Xasan Maxamed Xusein( Xasan Dooy) oo maanta ku geeriyoodey Addis Ababa
Waxaa caawa oo taarikhdu tahay 15/3-2014 ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia Agaasimihii hore ee sirdoonka Puntland Col. Xasan Maxamed Xusein ( Xasan Dooy) Jaaliyada Puntland ee...
View ArticleWar Deg Deg ah– Dhagayso Al Shabaab oo sheegtey Dilkii Taliyaha Ciidanka...
Puntland—17 maarso.2014–Pi– Weerarkii maanta lagu diley Alla ha u naxariistee Taliyihii Ciidanka Daraawiishta Puntland Jiida Galgala Korneyl Jamac Saciid Warsame Afgaduud ayaa waxaa caawa sheegtey...
View ArticleXafalad lagu taageerayo isbedelka cusub ee Puntland oo ka dhacdey Dalka...
Bonn-Deutschland : Waxaa lagu qabtey magaaladda Bonn oo ahayd Caasimaddii hore ee dalka Jarmalka xaflad lagu taageerayo madaxda Dowladda cusub ee ka dhalatey Dowlad Goboleed Puntland ee Soomaaliyeed...
View ArticleBaydhabo oo Puntland iyo Jubaland casuntay
Shirkii Maamulka logusameynayay Gobolada Bay, Bakool iyo Shabeelaha hoose ayaa hada gabagabo maraya, hadaba Waraxaafdeed maanta kasoo baxay Madasha shirka ayaa u qoraa sidaan hoose… Jamhuuriyadda...
View ArticleTahniyad Aroos oo ku socota Max’ed Axmed SHiikh Max’ud (Dr.Max’ed-Deeq) iyo...
Hooyo Khadiijo Cali Mire Hooyo Zahra Xaashi Wayrax Max’ed Xaashi Wayrax Saciido Xaashi Wayrax Cabdi-Rashiid Xaashi Wayrax SHukri Xaashi Wayrax Cabdi-Razaaq Xaashi Wayrax Cabdu-Allaahi Xaashi Wayrax...
View ArticleQarax iyo weerar ka dhacay Buulo Burde oo Saraakiil lala eegtey
Warar laga helayo illo madaxbanaan ee Gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in Xalay l weeraray hotel ku yaal BuulaBurde halkaasoo ay Daganaayee Saraakiil Soomaali iyo Jabuutiyaan isugu jira , Weerarka aya...
View ArticleFaahfaahin:- Weerarkii lagu qaadey Hotel ku yaal Buulo burde oo saraakiil ku...
Warar kale oo iminka soo gaarey Puntlandi waxay sheegayaan in Hotelka xalay la weeraray oo ahaa Hotel Cumarow ay ku geeriyoodeen dhowr sargaal oo Soomaali ah, inkastoo wararka qaar sheegayaan in ay...
View ArticleWar Deg Deg– Xafiiska Mashaariicda QM oo Gacanta ku haya lacagta dhismaha...
Waxaa maanta Garowe booqasho ku yimid Wafdi ka Socda Hay’ada Mashaariicda ee Qaramada Midoobey oo ay Dowlada Talyaanigu ay sanadkii hore u dhiibtey lacagtii lagu dhisi lahaa Garoonka Diyaaradaha Bosaso...
View ArticleMadaxweynaha Puntland Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Saraakiil Ka Tirsan...
Talaado,Garowe,18 ,March 2014 Madaxweynaha Puntland Dr Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garowe ku qaabilay saraakiil ka socday Hay’adda Mashaariicda u qaabilsan...
View ArticleDaawo : Taageerayaasha Siilaanyo oo weeraray, isla markaana burburiyey...
TV-ga Universal ayaa barnaamijyo Shaaciro kartoon ah wuxuu inta badan ka sameeyaa hogaamiyayaasha Soomaalida, barnaamijyadaa mid ka mid ah ayaa waxaa ku jiray muqaal lagu wareysanyo Madaxweyneha...
View ArticleJaaliyada Soomaliyeed ee Wadanka Cuman oo wacdaro ka Dhigay Bandhiga...
Bandhig dhaqameed caalami ah oo ay soo agaasintay Dowlada Cuman , ayna ka sooqeyb galeen in ka badan 13 wadan ayaa lagu soo afmeeray magalada Salalah, malintii Jimcadda 14 March 2014 . Dhamaan...
View ArticleDaawo Jen. Jabuuti ah oo ka warbixinaya Khasaarihii iyo weerarkii BuuloBurde
Jeneraal Cismaan oo ka tarsin Saraakiisha Amisom ee Gobolka Hiiraan oo u waramey Telefiishinka Qaranka Jabuuti ayaa ka warbixinaya weerarkii habeyn hore saq dhexe (18.03.2014) ay kusoo qaadeen kooxaha...
View ArticleUN Special Representative for Somalia welcomes progress on military...
United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM) For Immediate Release: PRESS STATEMENT 19/03/2014 Mogadishu, 19 March 2014 – The Special Representative of the UN Secretary-General for Somalia,...
View ArticleNorway oo ka hadashay nin la sheegey inuu Soomaalida Norway ahaa kana mid...
Oslo–19 maarso.2014–Pi– Sida laga soo xigtey markii hore Al-shabaab , nin lagu magacaabo Cabdullaahi Axmed oo 60 jir ah kana yimid Norway ayaa ka mid ahaa ragii Weeraray Habeyn hore (18.03.2014) Hotel...
View ArticleMadaxweynaha iyo ku M. Xigeenka Dowladda Puntland Oo Qaabilay Madaxda Sare Ee...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa galabta gurigiisa ku qaabilay masuuliyiinta ugu sarreeya Hay’adda ICRC Ee qaabilsan Somalia . Masuuliyiinta ICRC ayaa Madaxweyne...
View ArticleMadaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas Oo Gurigiisa Ku...
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa galabta aqalkiisa ku qaabilay Ku xigeenka Safiirka Dowladda Germany ee Somalia Christian Resch. Ambassador Resch ayaa Madaxweyne...
View ArticleSomalia’s Federalism Woes Challenge Stability Amid Military Offensive
By Tres Thomas Federalism was supposed to help decentralize power from the Somali federal government (SFG) in order to give more authority to potentially more effective local administrations. So far,...
View Article