Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Qarax iyo weerar ka dhacay Buulo Burde oo Saraakiil lala eegtey

$
0
0

Warar laga helayo illo madaxbanaan ee Gobolka Hiiraan waxay sheegayaan in Xalay l weeraray hotel ku yaal BuulaBurde halkaasoo ay Daganaayee Saraakiil Soomaali iyo Jabuutiyaan isugu jira , Weerarka aya dhacay Xalay goor dambe ka dib markii Gaari ay ka buuxaan Waxyaabaha Qarxa uu isku qarxiyey Hotelka ka dibna koox Al-shabaab ah ayaa dagaal lugta ah ku qaadey Hotelka.

Wararka Waxay sheegayaan in khsaare badan uu jiro labad dhinacba balse ilaa hada lma xaqiijin inta uu khasaaruhu dhanyahay.

Hotelka la weeraray oo lagu magacaabo Hotel Cumarowe, waxa markii magaalada laga saarey Al-shabaab markiiba iney dagaan bilaabey saraakiisha Soomaaida, ka dibna waxaa lasoo dagey kuwo Jabuutiyaan ah.

Faahfaahinta warkaan waa idiin soo gudbineynaa.

Puntlandi.cm


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles