Jeneraal Cismaan oo ka tarsin Saraakiisha Amisom ee Gobolka Hiiraan oo u waramey Telefiishinka Qaranka Jabuuti ayaa ka warbixinaya weerarkii habeyn hore saq dhexe (18.03.2014) ay kusoo qaadeen kooxaha naftood haligayaasha Shabaab meel Hotel ah oo Ciidanka Jabuuti ay Saldhigeen ka dib markey qabteen Buulo burde.
Janaraalku wuxuu yiri “Waxaa nasoo galay gaari orod dheer ku socda,waxaa durba xabad ku istaajiyey ciidanka, ka dibna wuu qarxat, daqiiqado ka dib waxaa nasoo galay koox Al-shabaab ah oo hubeysan waxyaabaha qarxana ku xiran yihiin.
Khasaaraha gaarey Ciidanka Jabuuti iyana wuu ka hadley Jeneraalku ee daawo