Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas Oo Gurigiisa Ku Qaabilay Ku xigeenka Safiirka Germany Ee Somalia(Sawiro)

$
0
0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa galabta aqalkiisa  ku qaabilay Ku xigeenka Safiirka Dowladda Germany ee Somalia Christian Resch.
Ambassador Resch ayaa Madaxweyne Gaas uga mahad celiyay sida diiran ee ugu soo dhoweeyey Puntland.
Safiirka iyo Madaxweynaha ayaa si faah-faahsan uga wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay ugu muhiimsan tahay xiriirka Germany iyo Puntland.
Kulanka madaxweynaha iyo safiirka oo qaatay mudo saacado ah ayaa sidoo kale diirada lagu saaray adkaynta xiriirka Puntland iyo Germany, isla markaana ay kaalin lixaad leh uga gaysan lahayd horumarinta  kaabayaasha dhaqaalaha iyo horu marinta arrimaha bulshada.
-DHAMAAN-
Communications Office
The Puntland Presidency

IMG_7036

IMG_7037

IMG_7038

IMG_7038[1]

IMG_7040

IMG_7040[1]IMG_7042


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles