Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tahniyad Aroos oo ku socota Max’ed Axmed SHiikh Max’ud (Dr.Max’ed-Deeq) iyo Maryam Max’ed Faarax oo ku aqal galay Maraykanka

$
0
0

Hooyo Khadiijo Cali Mire

Hooyo Zahra Xaashi Wayrax

Max’ed Xaashi Wayrax

Saciido Xaashi Wayrax

Cabdi-Rashiid Xaashi Wayrax

SHukri Xaashi Wayrax

Cabdi-Razaaq Xaashi Wayrax

Cabdu-Allaahi Xaashi Wayrax

Roodah Xaashi Wayrax

Idil Xaashi Warax

iyo Zamzam Xaashi Wayrax

oo kala jooga dalalka Kenya, Sacuudiga,Soomaaliya, Ingiriiska, Kanada iyo Maraykanka waxay hambalyo iyo bogaadin hawada u marinayaan Dr. Max’ed Axmed SHiikh Max’ud (Dr.Max’ed-Deeq) iyo Maryam Max’ed Faarax oo dhowaan ku aqal galay mgaallada Beaverton, ee gobolka Oregon ee dalka Maraykanka, waxayna Alle uga baryayaan inay noqdaan qoyskii siku liibaana, awlaad baari ah (Wiil iyo Caano/Gabar iyo Caano)

Aaamiin Aaamiin Aaamiin Aaamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles