Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweynaha Puntland iyo Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo kulmay

$
0
0

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Casho sharaf Adis ababa ugu sameeyey Madaxweynaha Dowlada Puntland iyo Wafidgiisa.

Labada Masuul ayaa waxay kawada hadleen xiriirka Itoobiya iyo Puntland sidii loosii xoojin lahaa, waxay kaloo isla soo qaadeen Ganacsiga labada dhinac sidii loosii xoojinlahaa iyo Deeqa Waxbarashada ee Puntland ka hesho Itoobiya gaar ahaan Dowlad deegaanka Soomaalida sidii loosii kordhin lahaa.

Wasiirka Arimaha Bulshada Itoobiya Mudane Cabdifataax Cabdulaahi iyo Wasiirka Ganacsiga Puntland Mudane Cabdiwali Xirsi iyo Agaasimaha Madaxtooyada Puntland Deeq Sulaymaan ayaa qayb ka ahaa casha sharafta.

unnamed (3)
unnamed (2)

unnamed (3)

unnamed (4)

unnamed (5)

unnamed (6)


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles