m
Xalay saqdii dhexe ayaa dhul gariir ku dhuf tay bartamaha Dalka Talyaaniga, wali khasaaraha lama oga.
Meelaha qaar way adag tahay in gudaha loo galo guryaha burburay.
Dalka Talyaaniga waxaa ku nool kumayaal Soomaali ah lamana oga inuu saameyn ku leeyihiin khasaaraha dhul gariirka.
Kala soco Puntlandi wixii soo kordha oo indhahaan ku heynaynaa.
Puntlandi.com
Yurub