Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Faahfaahin + Sawiro, Dhulgariir ku dhuftay Bartamaha Talyaaniga

$
0
0

Ilaa hada waxaa la xaqiijiykey 12 dhimasho ah walina Dad badan ayaa ku jira Guryo dumay hoostooda.

Magaalada Amatrice oo u dhow Lazio ayuu aad u wax yeelay dhul gariirku 40% magaalada dhawac xoogan ayaa Guryaha gaaray.

Duqa Magaalada Amatrice Mr. Sergio Pirozzi oo la hadlat TV -ga Ria Uno wuxuu sheegay Guryaha dumay hoostooda laga maqlayo dhawaaqa Dadka ku hoos jira Guryaha iyadoo ay hada adag tahay in deg deg lagu gaaro dadkaas.

Dhulka uu dhulgariirku ku dhuftay waxaa hada kusii qulqulaya Kooxaha Gargaarka.

Hadii khasaaruhu sii bato waxay Dowlada Talyaanigu ay u diraysaa Deegaanadaas Ciidamada si ay uga qayb qaataan Gargaarka.

Wali lama oga in Soomaali ay degan yihiin Magaalada Dhul gariirku saameeyey.

Hadaad ogtahay Soomaali halkaas degan ama aad adigu degan tahay waad nalasoo xiriiri kartaa, isticmaal emaiæka hoose.

Puntlandi.com
YURUB

123@puntlandi.com
OK-jordskælv-italien
8f12b51c-ab4f-4e60-b7d3-247d3c4ffb50

6d110222-321d-4e02-a2da-1c876b773dea


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles