Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Ogaysii ku socda Jaaliyada Puntland ee Copenhegan Danmark

$
0
0

Jaaliyada-Puntland-ee-Denmarkwaxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada puntland ee København iyo nawaaxigeeda in la qaban doono shir looga hadlayo masiibadii ka dhacday magaalada galkacyo oo la qaban doono taariikhdu marka ay tahay 28.08.2016 sacada marka  ay tahay 17: 30  galabnimo laguna qaban doono MJØLNERPARKEN 62 KÆLDEREN. ka soo qayb galwacan  kala xiriir Wixii  faahfaahin ah.

Gobta iyo Taariikhada/Saacada
28 Ogoost 2016
Kl.17:30
MJØLNERPARKEN 62 KÆLDEREN.

Wixii faahfaahin ah la xiriir

Gudoomiyaha Jaaliyada Copenhegan.

Abdirisak ali Abuubakar (Nabhaan)


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles