Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Faahfaahin Khasaaraha rasmiga ah ee Weerarkii Gaalkacyo

$
0
0

Inkastoo weerarkii maanta lagu qaaday Gaalkacyo uu ahaa fal Argagixiso oo aan cidna daah ka saareyn in ay geysteen Al-shabaab hadana wali cid sheegatay ma jirto.

Khasaaraha nafeed ee weerarku uu geystey waa 31 Shahiid iyo 62 dhawac ah oo 12 kamid ah ay garaab yihiin.

Laamaha amaanku wali wax wara kama aysan soo saarin Qaraxyadii maanta.

Waxaa aad loo adkeyey hada amaanka waxaana magaalada laga dareemayaa dhaqdhaqaaq Ciidan iyo jawiga oo aad moodo in Xaalad deg deg deg ah Magaalada lagusoo ragay.

Warar hoose oo Puntlandi heleen ayaa sheegaya in dhaawaca 12 ka garaabka ah loo qaadi doono Adis ababa.

Puntlandi.com
Gaalkacyo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles