Kadib Weerarkii fulaynimada ahaa ee Argagixisadu ku qaadeen Gaalkacyo ayaa waxas dhawac dhismeed soo gaaray Isbitaalka Guud ee Gaalkacyo.
Jaaliyada Puntland ee Waqooyiga Denmar ee xarunteedu tahay Caasimada labaad ee Dalkaas, Magaalada Aarhus ayaa kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen Gudiyada Jaaliyadu waxay Meel mariyeen in si deg deg ah ay Jaaliyadu u dirto Isbitaalka Gaalkacyo Aduun gaaraya Labaatan Kun oo Dollar(20,000), Waxaa sidaas Puntlandi u sheegay Gudoomiyaha Jaaliyada Saciid Daahir Dhimbil.
Dhaqaalahaasoo maalmahaan gaari doona Isbitaaæka.
Puntlandi.com
Yurub