Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Gaas oo Kismaayo ku wajahan

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa beri u duulaya Kismaayo.

Kulan ay shalay galab wada qaateen Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Madaxweyne Gaas ayaa lagu go’aamiyey in Kismaayo la isugu tago inkastoo Madaxweynaha Federaalku ku adkeystay markii hore in shirka dib loo dhigo maadaama aan wali la xalin Khilaaf ka tagnaa Masuuliyiin diidan ka qayb galka Shirka balse Madaxweyne Gaas iyo Beesha Caalamka ayaa ku adkeystay in uu shirku dhaco.

Aakhirkii waxaa la isugu yimid in Kismasyo la tago uuna shirku hal maalin dib u dhaco taasoo macneheedu yahay inuu shirku furmo 11 janaayo.

Puntlandi.com
Bosaso


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles