Madaxwaynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh iyo Wafdigiisii ayaa goor dhoweyd ka duuley Bosaso iyagoo kusii jeeda Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa soo gabagabeeyey safarkiisii labada casho uu ku joogay Puntland.
Puntlandi Bosaso