Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka mid ah Masuuliyiinta lagu casumay Xaflada Furitaanka Garoonka Diyaaradaha Bosaso.
Madaxweynaha iyo Wafdigiisa waxaa lasugayaa iney soo gaaraan Puntland maalinta khamiista oo beri ah.
8 bisha oo Jamcada ah waxaa xariga laga jarayaa Bosaso international Airport,waxaana furitaanka garoonka kaso qayb galaya Wufuud kala duwan.
Puntlandi.com
Bosaso