Kismaayo waxaa maanta kusoo qulqulaya Masuuliyiin sar sare, W
Asiirka Arimaha Dibada Itoobiya, Safiirka IGAD iyo Beesha Caalamka ayaa maanta soo gaaray.
Masuuliyiinta Puntland oo Madaxweyne Gaas hor kacayo ayaa iyana dhowaan soo gaari doona.
Wafdiga Federaalku horkacayaan ayaa iyana la sugayaa.
![IMG_1425-1]()
![IMG_1424-1]()
![IMG_1425]()