Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BREAKING NEWS–Hay’ada Khumeyni Xarunteedii Muqdisho oo Shacab iyo Ciidan ay...

Xaunta Hay’ada Khumeyni ee Dalka Iiraan laga leeyahay oo ku taal Magaalada Muqdisho ayaa waxaa hada ka socda bililiqo xoogan. Dad shacab ah ayaa markii hore bilaabay iney Xarunta bililiqaystaan, wax...

View Article


Madaxweyne Xasan oo beri u dib dhacay

Madaxweyne Xasan Sheikh oo maanta la filayay inuubKismaayo yimaado ayaa dub u dhacay, wuxuuna Kismaayo kusoo wajahan yahay beri oo arbaco ah, Waxaa sidaas Puntlandi u xaqiijeyey Sargaal ka tirsan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya oo Kismaayo ka tagay saaka

Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya  Dr. Tedros ayaa Maanta wuxuu u duuley Brussels ka dib booqasho qaadatay laba maalin oo uu ku joogay Kismaayo. Wasiirka ayaa Kismaayo u yimid ka qayb galka shirka...

View Article

Ogaysiis ku Socda Jaaliyada Puntland ee UK “Doorashada Gudoomiyaha PDF UK”

Ka: Guddiga Farsamada ee Howlaha Dhismaha Jaalliyadda Puntland ee London UK Ku: Warbaahinta Dowladda Puntland Xarumahooda Puntland & Dibaddaba Ku: Warbaahinta Madaxabanaan ee reer Puntland...

View Article

Wafuudii Beesha Caalamka oo Kismaayo isaga tagay

Ergadii IGAD iyo Midowga Yurub uga qayb gali lahaa Shirka aayaha Soomaaliya ee Kismaayo ka dhici lahaa ayaa Kismaayo isaga tagay kadib markii Madaxweyne Xasan Sheikh uu soo caga dhigi waayay Kismaayo....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking — Madaxweyne Xasan Sheikh oo aakhirkii Kismaayo yimid

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh ayaa Kismaayo soo gaaray goor dhaweyd. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa Garoonka kusoo dhaweeyey Wafdiga Madaxweynaha. Faahfaahinta iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News : -Madaxda Puntland iyo Jubbaland ma qayb bay ka yihiin beenta...

Sida ay howlwadeenada Puntlandi ku helayaan Warar rasmi ah waxaa Kismaayo ka socda jahawareer Siyaasadeed tasoo ku salaysan iyadoo qaybaha halkaas ku shirsan aysan sinaba daacad uga ahayn hadalada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Shirkii Wada tashiga oo maanta soo xirmey isagoo socdey mudo saacad ah

Furitaankii shirkii wada tashiga aayaha Soomaaliya ayaa goor dhowayd bilowdey isla markaasna saacad kadib soo xirmey iyadoo shirka maanta uu ahaa Khudbado shan shan daqiiqo ah oo ay Jeediyeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirka maanta iyo Saylada Siyaasada Soomaalida

View Article


Daawo Odoyaasha ugu tunka weyn Shabeelaha hoose oo qaadacay Maamulka Koonfur...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kenya’s Defence ministry statement on AlShabaab attack in El Adde, Gedo Somalia

Wasaarada Gaashaandhiga Kenya ayaa xaqiijisey weerar ay Al-shabaab ku qaadeen Saldhig Ciidanka Kenya ku leeyihiin Gobolka Gedo. Hoos ka eeg nuqulka warqada kasoo baxdey Kenya.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

PRESS RELEASES — AMISOM Condemns terrorist attack on its base at El Adde,...

PRESS RELEASE AMISOM PR/011/2016 Mogadishu, 15 January 2016 - The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Francisco Madeira strongly...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maandeeq Reciever/Router oo adeegeeda balaarisay

Shirkada Maandeeq ee Reciever/Router waxay balaarineysaa Adeegyadeeda Chanalada aad daawa taan, Adeegyada cusub waxaa kamid ah awooda Routerka oo sare loo qaadayo marka aad isticmaalayso internet...

View Article


Emaaraatka oo isku dayaya in Soomaalidu Xal gaaraan

Safiirka Emaaraatka u jooga Soomaaliya ayaa Madaxda Soomaalida ee Kismaayo ku shirsanaa wuxuu ka dalbadey in ay Wadahadalka sii Wadaan isaguna uu garwadeen ka ahaanayo. Sida ay Puntlandi warka ku...

View Article

Somalia: The Changing Discourse and the Need for Reconciliation.

By Farhia Ali Abdo “Heshiis gacan qaadid ku iman maayo, wada fadhina ku iman maayo,wuxuu imanayaa marka dhabta la wajaho ee xaqiida dhabta ah la wajaho”. “Peace does not come from meetings and...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deg Deg — Maraykanka iyo Midowga Yurub oo Iran ka qaadey Cunaqabateyntii

Xili ay Soomaaliya Dalkeeda ka eridey Dalka Iran ayaa dhinaca kale Wadamada Reer Galbeedku waxay Iran ka qaadeen Cunaqabateyntii saareyd. Wasiirka Arimaha Dibada ee Maraykanka John Kerry ayaa yiri...

View Article

Faahfaahin : – Shirkii Kismaayo oo fashilweyn ku dhamaadey kadib markii Xasan...

Shirkii Kismaayo oo awal habeyn hore fashilmay ayaa isku daygii la isku dayay in la badbaadsho wuxuu horseeday fashil ka fool xun kii habeyn hore, Hadalo kul kulul oo luuqad adag la isu isticmaalay...

View Article


JOB DESCRIPTION–AMAL EXPRESS

Job Title: Senior Accountant Positions: One Position Location: Garowe Reporting to: Amal Express Manager and Deputy Manager JOB PURPOSE SUMMARY OF RESPONSIBILITIES Senior Accountant, Amal Express is...

View Article

job 3– JOB DESCRIPTION – AMAL EXPRESS

Job Title: Internal Auditor Location: Garowe,Somalia Positions: One Position Reporting to: Amal Express Manager, Chief Executive Officer and Internal Audit Committee JOB PURPOSE Internal Audit &...

View Article

job 2.. JOB DESCRIPTION – AMAL EXPRESS

Job Title: Deputy Manager/Head of Treasury Location: Garowe Positions: One Position Reporting to: Amal Express Manager JOB PURPOSE Responsible for maximizing transaction volume and revenue for Amal...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live