War Deg Deg ah — Shirka Muqdisho oo Beesha Caalamku hoosta ka xariiqdey lin...
Ka dib markii ay xukuumada Federaalka iyo Baarlamaankuba ay shalay bilaabeen hindise ay isku raaceen kasoo u gogol Xaarayay hab ay wakhtiga ku kororsanayaan ayaa shirkii maanta ka furmey Garoonka...
View ArticleEgypt court adjourns Al Jazeera retrial for ninth time
An Egyptian court has adjourned the long-running retrial of three Al Jazeera journalists for the ninth time, with the next hearing scheduled for August 2. Australian Peter Greste, Egyptian Baher...
View ArticlePress Statement ,- Puntland’s position on the meeting held in Mogadisho on...
Puntland State of Somalia Garowe PUNTLAND’S POSITION ON THE HLPF MEETING HELD IN MOGADISHU ON THE 29 OF JULY 2015. July 29, 2015 FOR IMMEDIATE RELEASE Download the Statements as PDF file Puntland...
View ArticleOgaysiis ku socda Reer Gothenborg Sweden”Xaflada Xuska 1 Ogoosto”
Waxaa lagu wargalinayaa Jaaliyada Puntland ee Gothenborg Dalka Sweden in ay dhaceyso Xaflada Sanad guurada 17aad ee aasaaskii Puntland tasoo dhaceysa kana dhaceysa, hoos eeg 7/8/2015 Sacada 17:00 Illaa...
View ArticleTacsi–Geeri .. Illaahay naxariistii jano haka Waraabiyee waxaa Geeriyoodey...
Illaahay Naxariistii jano haka Waraabiyee Waxaa Magaalada Aarhus Dalka Danmark ku geeriyoodey Marxuum Ciise Garaad Soofe oo mudooyinkaan Xanuun sanaa. Waxaa tacsi aan lasoo koobi karin loo dirayaa...
View Article(Sawiro) Jaaliyadda Puntland ee Waqooyiga Denmark (Aarhus) oo xusay sanad...
Jaaliyadda Puntland ee Waqooyiga Denmark ayaa xalay (Jamce 31.07.2015) waxay qabteen Xaflad balaaran oo lagu xusayay sanad guurada 17aad ee kasoo wareegtay aasaaskii Puntland, xaflada ayaa waxay ka...
View ArticleTacsi– Shugri Cali Yaasiin Keenadiid oo xalay Muqdisho lagu diley
Waxaa xalay Magaalada Muqdisho lagu diley Illaahay ha u naxariistee Shugri Cali Yaasiin Keenadiid, shugri waxay ahayd walaashii ka yarayd SuldaanCabdulqaadir Suldaan Cali Yaasiin Cali Keenadiid AUN oo...
View ArticleDowlada Puntland oo manuucdey Damaashaadkii lagu qaban jirey Bartamaha Gorawe...
Dowlada Puntland ayaa joojisey laga bilaabo sanadkaan Damaashaadkii lagu qaban jirey bartamaha Garowe ee loogu dabaal dagi jirey 1 Ogoosto tasoo lagusoo bandhigi jirey Ciidan Gaardinaya, Qalabka...
View ArticleXaflada 1 Ogoosto oo caawa si weyn uga dhaceysa Aqalka Dowlada Puntland looga...
Caawa makhribka kadib waxaa Madaxtooyada Puntland ka bilaabanaya Xaflada lagu xusayo Maalinta reer Puntland ku wayn ee 1 Ogoosto. Hobolada Waabari Puntland ayaa dhinaca madadaalada u qaybsan halka...
View ArticleAmb. Niclosas Kay oo u hambalyeeyey shacabka Puntland
Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey ayaa hambalyada 1 ogosto u diray Shacabka iyo Dowlada Puntland. Kay ayaa ku yiri bartiisa Twitter-ka”Congratulations to people and government of Puntland on 17th...
View ArticleLive/Toos u daawo Xaflada 1 Ogoosto ee ka socota Madaxtooyada Puntland
Waan ka xunahay in cilad xaga farsamo aan idinkalo soo daahno tabinta xaflada, wali dhinaca Mobilada iyo aaladaha lamidka ah sida Ipad-ka qaarkood lagama daawan karo inkastoo aan isku dayayno inaan...
View ArticleDhagayo qayb ka mid ah Khudbadii ´Madaxweyne Gaas ka jeediyey Xafladii caawa...
Waa qayb hor dhac ah oo ah khudbadii Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu ka jeediyey Xafladii 1 Ogoosto ee caawa ka dhacdey Madaxtooyada Puntland, faalo ka hadleyso...
View ArticleTacsi ku socota Qoyska reer Ciise Soofe Duraan
Dadka hoos ku qoran ee Kala ah: Hooyo Diib Axmed SHiikh-Doon Axmed-yaasiin Maxamed Sooyaan Cabdi-Ghani Maxamed Sooyaan Cabdi-Razaaq Maxamed Sooyaan Cabd-Rashiid Maxamed Sooyaan Yaasimiin Maxamed...
View ArticleDaawo sida Finland looga xusey 1 Ogoosto(Dhagaysana Khudbado khadka...
DABAALDEGII XAFLADDA AASAASKII PUNTLAND EE JAALIYADDA PUNTLAND EE FINLAND Xafladdaan oo loogu debaaldegayey dhalashadii 17:aad ee kasoo wareegatay markii la asaasay dawladda Puntland ayaa lagu...
View ArticleWar Deg Deg ah— Madaxweyne Axmed Madoobe oo booqanaya Baardheere
Madaxweynaha Dowlada Jubaland ayaa maanta ama beri wuxuu booqan doonaa Deegaano ka tirsan Maamulkiisa. Madaxweynaha ayaa safarkiisu wuxuu ka bilaaban doonaa Degmada Doolow oo uu tababar ugusoo xiri...
View ArticleMadaxweyne Axmed Madoobe oo gaaray Dolow
Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Madoobe iyo Wafdi uu hogaaminayo oo maanta bilaabey booqasho uu kukala bixinayo Gobolka Gedo ayaa maanta wuxuu ka degay Degmada Doolow. Ujeedka safarka...
View ArticleXog Rasmi ah– Jubaland oo Madaxweyne Xasan Sheikh u diidey inuu booqdo...
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa shalay wuxuu isku dayay inuu booqasho degdeg ah ku tago Degmada Baardheere kadib markii uu soo shaac baxay booqasho todobaadkii hore la qorsheeyey oo...
View ArticleUK’s Soma Oil & Gas faces Somalia payments probe
A British oil company paid hundreds of thousands of dollars which went to senior Somali civil servants, according to a UN report seen by the BBC. UN investigators say the payments by Soma Oil & Gas...
View ArticleCorruption investigators are looking in the British oil company’s payments to...
Corruption investigators are looking in the British oil company’s payments to individuals within the oil ministry A secret financial report, seen by Africa Confidential, claims that the British company...
View Article