Waa qayb hor dhac ah oo ah khudbadii Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu ka jeediyey Xafladii 1 Ogoosto ee caawa ka dhacdey Madaxtooyada Puntland, faalo ka hadleyso Khudbada Madaxweynaha oo qoraal ah goor dhow naga filo.
↧