Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

(Sawiro) Jaaliyadda Puntland ee Waqooyiga Denmark (Aarhus) oo xusay sanad guurada 17aad ee aasaaskii Puntland

$
0
0

jaaliyada pl aarhus
Jaaliyadda Puntland ee Waqooyiga Denmark ayaa xalay (Jamce 31.07.2015) waxay qabteen Xaflad balaaran oo lagu xusayay sanad guurada 17aad ee kasoo wareegtay aasaaskii Puntland, xaflada ayaa waxay ka dhacdey Caasimada labaad ee Denmark magaalada Aarhus.

Xaflada oo ahayd mid si wanaagsan loosoo agaasimay ayaa khudbado u badan taariikhda Puntland waxaa kasoo jeediyey Masuuliyiinta Jaaliyada, Aqoonyahano, odoyaal Dumar iyo dhalinyaraba, Gudoomiyaha Jaaliyada Saciid Daahir Dhimbil oo khudbad furitaan ah jeediyey ayaa wuxuu *Jaaliyada ugu hambalyeeyey maalinta 1 Ogoosto oo ah sida uu sheegey maalin ku wayn shacabka Puntland, wuxuuna xasuusiyey Jaaliyada iney ka shaqeeyaan midnimada marwalba.

Jaaliyada Puntland ee Waqooyiga Denmark oox aruntoodu tahay Magaalada Aarhus ay aa nasiib u yeeshey iney noqdaan Jaaliyadii ugu hor xustey sanad guurada 17aad ee sanadkaan.

aDSC0071400000

0000

0000DSC00589

DSC00590
20150731_200718
DSC00593

DSC00598

DSC00602

DSC00603

DSC00614

DSC00615

DSC00620

DSC00630

DSC00632

DSC00637

DSC00646

DSC00647

DSC00669

 

DSC00683

DSC00687

DSC00693

DSC00702

DSC00710

DSC00714

DSC00723

DSC00724

DSC00732

DSC00740

DSC00742

DSC00763

DSC00774

DSC00786ilk

DSC0079412DSC0074053DSC00630biiDSC00783


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles