Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah— Madaxweyne Axmed Madoobe oo booqanaya Baardheere

$
0
0

Axmed-MadoobeIII-300x222Madaxweynaha Dowlada Jubaland ayaa maanta ama beri wuxuu booqan doonaa Deegaano ka tirsan Maamulkiisa.

Madaxweynaha ayaa safarkiisu wuxuu ka bilaaban doonaa Degmada Doolow oo uu tababar ugusoo xiri doono Ciidan loogusoo tababarey Itoobiya, kadibna wuxuu bilaabayaa booqashadiisii Gobolka Gedo.

Madaxweynuhu wuxuu tagi doonaa Degmada Baardheere ee dhowaan laga xoreeyey Al-shabaab halkasoo ay ku sugan yihiin Ciidanka Jubaland.

Kala soco Puntlandi safarka Madaxweynaha.

Puntlandi.com
Kismaayo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles