Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Xaflada 1 Ogoosto oo caawa si weyn uga dhaceysa Aqalka Dowlada Puntland looga taliyo

$
0
0

MadaxtooyadaCaawa makhribka kadib waxaa Madaxtooyada Puntland ka bilaabanaya Xaflada lagu xusayo Maalinta reer Puntland ku wayn ee 1 Ogoosto.

Hobolada Waabari Puntland ayaa dhinaca madadaalada u qaybsan halka Dadka Khudbaynaya uu Madaxweyne Gaas hogaaminayo.

Waxaa marti Sharafta ka mid ah Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole oo dabcan Ku jira liiska Dadka khudbaynaya.

Madaxweyna Xigeenka Mudane Camey iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Mudane Saciid ayaa iyana khudbeynaya.

Kala soco Puntlandi sida Xafladu u bilaabato iyo inta ay socoto.

Puntlandi
Garowe


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles