Waxaa lagu wargalinayaa Jaaliyada Puntland ee Gothenborg Dalka Sweden in ay dhaceyso Xaflada Sanad guurada 17aad ee aasaaskii Puntland tasoo dhaceysa kana dhaceysa, hoos eeg
7/8/2015
Sacada 17:00 Illaa 02:00
Medborgaruset Gamla Stan
Gothenborg
KASOO QAYBGAL WACAN
![Screenshot_2015-07-31-18-12-39-2]()
![Screenshot_2015-07-31-18-12-39-1]()