Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi– Shugri Cali Yaasiin Keenadiid oo xalay Muqdisho lagu diley

$
0
0

Waxaa xalay Magaalada Muqdisho lagu diley Illaahay ha u naxariistee Shugri Cali Yaasiin  Keenadiid, shugri waxay ahayd walaashii ka yarayd SuldaanCabdulqaadir Suldaan Cali Yaasiin Cali Keenadiid AUN oo isna ku dhintey qarixii ka dhacay Hotel Centeraal bishii 20kii febaraayo sanadkaan.

Lama oga in ilaa hadda sababta ka dambeysay dilka Marxuumada

Waxaan illaahay uga baryaynaa Marxuumada dambi dhaaf iyo jano waarta, ehelkii iyo qarabadii ay ka baxdayna in ilaah samir iyo iimaan ka siiyo .

Puntlandi.dom
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles