Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi ku socota Qoyska reer Ciise Soofe Duraan

$
0
0

Dadka hoos ku qoran ee Kala ah:

tacsiiHooyo Diib Axmed SHiikh-Doon

Axmed-yaasiin Maxamed Sooyaan  

Cabdi-Ghani Maxamed Sooyaan  

Cabdi-Razaaq Maxamed Sooyaan

Cabd-Rashiid Maxamed Sooyaan

Yaasimiin Maxamed Sooyaan

Cabdu-Allaahi Maxamed Sooyaan

Ilhaam Maxamed Sooyaan

DHammaan dadkaas iyaga iyo qoysaskooda iyo caruuurtooda oo ku kala nool dalka gudihiisa iyo dibaddiisa  waxay halkaan tacsi uga dirayaan dhammaan ilmo Garaad Ciise Soofe iyo hooyooyinkood oo ku kala nool Soomaaliya iyo Denmark iyagoo uga tcasiyeeyniya  geeridii aabahood Marxuum Graad Ciise Soofe  Duraan, oo bishan August 1, 2015, ku geeriyooday  dalka Denmark,  waxayna Alle uga baryayaan marxuumka  denbi dhaaf iyo inuu naxariistiisii Janno siiyo, dhammaan caruurtii iyo hooyooyinkood uu ka siiyo samir iyo iimaan sugan…”AAMMIIN”


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles