Shir looga hadlayay Dhismaha Wadada Wadaagsin oo London ka dhacay(Sawiro)
Xaflada ay soo qaban-qaabiyeen dhalinyaro u ol-olaysa dhishamaha wadada wadaagsin ee deegaanka gobolka mudug ayaa ka dhacday 17/08/2013 magaalada London ee wadanka UK. Xafladaan oo ay ka soo qayb...
View ArticleXog Rasmi ah– Ciidamada Dowlada iyo Dowlada federaalka oo toogta Dadka loo...
Warar Rasmi ah oo nasoo gaarey ayaa xaqiijinaya in dhamaan dadkii lagu Toogtay Muqdisho ay ahaayeen Beelaha Raxanweyn iyo Beelaha dega Shabeelooyinka, halka Beeaha kale ee Koonfurta Dega Xabsiyada laga...
View ArticleDHAGEYSO COD:— RW hore Prof. Cali Maxamed Geedi “Dowlada Puntland iska daa...
Raysal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo Wareysi khadka Teleefoonka ah siiyey TV-ga Somali chanal ayaa ka hadley Arimo dhowra oo ay ka mid yihiin kaalinta Dowlada Federaalka iyo dib...
View ArticleNicholas Kay oo booqdey Itoobiya kalana hadley arimaha Jubaland
Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobey isla markaasna ah Madaxa UNSOM Nicholas Kay ayaa 16 bishaan la kulmey Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya Dr Tedros, waxayna labada masuul kawada hadleen Arimaha...
View ArticleEthiopia Foreign Minister Dr Tedros met Nicholas Kay, confers with UN...
Foreign Minister Dr Tedros met Nicholas Kay, UN Secretary General’s Special Representative for Somalia to discuss recent developments in Somalia and IGAD’s effort in assisting the peace talks between...
View ArticleMadaxweynaha Jubaland oo laga sugayo Adis ababa
Waxaa lagu wadaa in Madaxweynaha Jubaland uu yimaado Adis ababa maanta ama beri , sida aan warar hoose ku helney, safarka Madaxweyne Axmed Madoobe ku imaanayo Itoobiya ayaa wuxuu qayb ka yahay...
View ArticleWar Deg Deg ah– Madaxweyne Xasan Sheikh oo goor dhow u dhoofaya Adis ababa...
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Galabta ka duulaya Muqdishi isagoo kusii jeeda Adis ababa,Madaxweynaha ayaa iminku wuxuu ku sugan yahay Garoonka Diyaaradaha....
View ArticleArin Xaqiiq ah oo Muqdisho ka socota— Hantidii la bililiqaystey waxaa lagu...
Sanadkii 1991 Xasuuqii maatada iyo Caruurta loogu geystey Muqdisho waxaa feer socdey Bililiqaysi hantidii Gaarka loo lahaa iyo tii la wadaagay, boqolaal kun oo guri baa maanta dadkii lahaa laga...
View ArticleFaahfaahin — Madaxweyne Xasan Sheikh oo Adis gaaray, iyo Wasiirka Arimaha...
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh *Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta gaaray Magaalada Adis ababa si ay halkaas ugula kulmaan Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Adis Ababa ka degay isagoon cidna kusoo dhawayn...
Adis ababa–20 Ogoosto,2013–Pi– Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud iyo Wafdigiisii oo shalay Adis Ababa gaaray ayaa Waji gabax kala kulmay Garoonka diyaaradaha ee...
View ArticleBishaaro Bishaaro Reer Puntland Duulimaad cusub From Nairobi to Gaalkacyo,...
FREE AIR – FREEDOM AIR Free Air waa shirkad Duulimaad oo aad ka heli karto adeegyada Duulimaadka ee dalka gudihisa iyo dibadiisa. Diyaarada Free Air waxay sanado badan ka shaqayn jirtay Duulimaadyada...
View ArticleWar Deg deg ah– Madaxweyne Axmed Madoobe iyo Madaxweyne Xasan Sheikh oo Caawa...
Adis Abeba–20 Ogoosto,2013–Pi– Wadahadaliid Xalay dhex maray Wafuudii Dowlada Feederaalka iyo wafuudii Dowlada Jubaland oo labada Madaxweyne aysan ku jirin ayaa lagu kala kacay ka dib markii si toosa...
View ArticleWar Deg Deg ah– Puntlandi oo heley Qodobada Ergada Jubaland iyo DF ay isku...
Adis abeba–20 Ogoosto,2013–Pi– Tan iyo Xalay Waxaa Magaalada Adis Ababa ka socdey kulamo loogu Gogol xaarayo kulanka Caawa oo Talaado 20 Agoosto ah dhex mari doona Madaxweynayaasha Dowlada Jubaland...
View ArticleDHAGEYSO COD:— Guddoomiye Tarsan oo Runta ka sheegey TV-yada Soomaalida iyo...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Tarsan oo la hadlayay saxaafada ayaa sharaxaad ka bixiyey dhaqan xumada TV-yada Soomaalida iyo dadka ka shaqeeya oo uu ku tilmaamey iney dad aan siyaasiyiin u...
View ArticleDaawo Sawiro Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Faroole oo booqdey Wasaarada...
Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa shalay 20 Ogoosto wuxuu booqasho kusoo kala bixiyey Wasaarada caafimaadka , halkaasoo wasiirka Caafimaadku Dr. Cali cabdullahi...
View ArticleWar Deg Deg ah+Sawiro– Wadahadaladii Dowlada Federaalka iyo Dowlada Jubaland...
Wadahadaladii Xalay dhex marey Madaxwenayaasha Dowlada Federaalka iyo Jubaland ayaa ku dhamaadey natiijo la’aan ka dib markii uu Madaxweyne Xasan Sheikh ku adkeystey Mowqifkiisii iyo mowqifkii shalay...
View ArticleWar deg deg– Shir deg deg ah oo hada dhex maray jubaland iyo Dowlada...
Iyadoo kulankii Xalay natiijo la’aan ku dhamaadey ayaa hadana Itoobiya waxay tan iyo saaka ukala dabqaadeysey labada dhinac ilaa aakhirkii maanta duhurkii mar kale la isu keeney Madaxweyne Xasan iyo...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Villa Somalia ku Casumey Madaxweynaha Jubaland iyo...
Ka dib heshiis maanta duhurkii 21 Ogoosto, 2103 Adis abeba ku dhexmaray Madaxweynayaasha Jubaland iyo Dowlada Federaalka ah ayaa Madaxweyne Xasan Sheikh Wuxuu Casumaad rasmi ah u fidiyey Madaxweynaha...
View ArticlePress Releases: Puntland Government Statement on New Deal Framework
Puntland State Of Somalia PRESS RELEASE Download here 21 August 2013 Puntland Government welcomes the New Deal Conference for Somalia, hosted by the European Union in Brussels on September 16, 2013,...
View ArticleJeneraal Cali Maxamed Xasan Looyaan (Ali Madoobe) oo Liecester lagusoo dhaweeyey
Jeneraal Cali Maxamed Xasan Looyaan (Ali Madoobe) ayaa si heer sare ah loogusoo dhaweeyey Magaalada Leicester ee Dalka Ingiriiska, Jaaliyada Soomaaliyeed ee East midland magaalada Liecester ayaa Casho...
View Article