Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

War Deg Deg ah– Madaxweyne Xasan Sheikh oo goor dhow u dhoofaya Adis ababa iyo Axmed Madoobe oo wadada kusii jira

$
0
0

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa Galabta ka duulaya Muqdishi isagoo kusii jeeda Adis ababa,Madaxweynaha ayaa iminku wuxuu ku sugan yahay Garoonka Diyaaradaha. Wuxuuna caawa u hoyanayaa Adis ababa.

Madaxweynaha Jubaland ayaa isna maanta u duuley Itoobiya, Ujeedada safarka labada Madaxweyne wuxuu yahay iney kuwada hadlaan Adis ababa, Waxaana wadahadal siinaya Itoobiya.

Horey waxaa Adis u joogey Wafdi ka socda labada dhinac kuwasoo u gogol xaarayay kulanka Xasan Sheikh iyo Axmed Madoobe.

Puntlandi.com
Garoonki Diyaaradaha Aaden Cade
Muqdisho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles