Waxaa lagu wadaa in Madaxweynaha Jubaland uu yimaado Adis ababa maanta ama beri , sida aan warar hoose ku helney, safarka Madaxweyne Axmed Madoobe ku imaanayo Itoobiya ayaa wuxuu qayb ka yahay wadahadalada Dowlada Federaalka iyo Jubaland.
Faahfaahinta warkaan naga filo goor dhow