Xaflada ay soo qaban-qaabiyeen dhalinyaro u ol-olaysa dhishamaha wadada wadaagsin ee deegaanka gobolka mudug ayaa ka dhacday 17/08/2013 magaalada London ee wadanka UK.
Xafladaan oo ay ka soo qayb galeen qaar ka mid ah jaaliyada soomaaliyeed eek u dhaqan wadanka uk waxaa lagu soo bandhigay hab-raaca shaqo ee wadada wadaagsin iyo waliba muuqaalo ka
Pro Abdiwali Mohamed Ali gaas. Sawirada hoos ka daawo
Raisul wasaarihii hore ee Somalia ahna musharaxa madaxwayna Puntland, oo khadka telephone ka uga qayb qaatay shirka ayaa balan qaaday in uu ka qayb qaadanayo wax kasta oo wadanka lagu horumarinayo dhismaha waddada wadaagsin na uu dhaqaale ahaan iyo dadaal ahaan ba uga qayb qaadano sidoo kale wuxuu umada soomaaliyeed ku baraajiyey in ay ka qayb qaataan dadaalada lagu dhisayo waddadaan wuxuuna aad ugu mahadnaqay hawl-wadeenada dhismaha waddada wadaagsin
Nabadoon daahir mohamud indho-yare
oo ka mid ah nabadoonada ugu miisaanka wayn gobolka mudug sidoo kale na ka mid ahaa nabadoonadii wakhitga badan ku baxshey dhismaha waddadaan ayaa balan qaaday in uu hormood u noqonayo abaabulka iyo daadaalada looga qayb qaadanayo dhismaha wadadaan
Ugu dambayn waxaa la go’ aamiyey in aan loo kala harin dhismaha waddadaan, lana badiyo shirarka looga hadlayo, iyadoo jaaliyada reer London na balan qaadeen in ay qayb lixaadleh ka qaadanayaa dhismaha wadadaan..
Sawirada hoos ka daawo
Abdirisaaq A Hassan (Gosol)
Email: wadagsin@gmail.com
Tell : 44(00)7446026787