Hadaladii kululaa ee Hargeysa iyo Villa Soomaaliya oo saameyeey dadka Rayidka ah
Hadallada kulkulul ee ay Somaliland iyo Dawladda Federaalka ahi hawada isku marinayeey ayaa saamayn ku yeeshay dadkii shacabka ahaa ee u kala dhuufi lahaa Berbera iyo Muqdisho. Horay dadka marka ay ka...
View ArticleUN Envoy for Somalia concludes visit in Puntland, electoral process on track...
Press Releasess UNSOM FOR IMMEDIATE RELEASE UN Envoy for Somalia concludes visit in Puntland, electoral process on track but some issues still to be addressed Mogadishu, 22 November 2013 – The UN...
View ArticleErgayga Gaarka ah ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaaliya oo soo...
Warsaxaafadeed ka yimid Xafiiska UNSOM Arrimaha doorashadana way socdaan welise waxaa loo baahanyahay in arrimaha Qaarkood wax laga qabto. Muqdisho: 22 November 2013- Ergayga Gaarka ah ee Qaramada...
View ArticleArdayda wax ka barato dalka India oo $2580 USD oo soo gaarsiiyay Gudiga...
Ardeyda Soomaaliyeed ee waxka barta Dalka india gaar ahaan Magaalooyinka Hyderabd , Delhi iyo Maysuur ayaa direy Lacag dhan 2580 Gudiga Gurmadka kuwasoo ku hagaajiyey faraca Boosaaso si ay u...
View ArticleBoqor Burhaan Boqor siihayaha Xilka Boqorka oo Warsaxaafadeed kasoo saarey...
Madaxweynihii hore ee Puntland Mudane Cade Muuse oo uu wehiliyo Sii hayaha xilka Boqortooyada Boqor Burhaan Boqor iyo waxgarad kale ayaa kulamo gaargaar ah la qaatey masuuliyiin ka socdey Midowga...
View ArticleDhagayso Musharax Cali xaaji Warsame oo Waraysi uu bixiyey uga hadlay...
Cali xaaji Warsame oo kamid ah Musharixiinta ugu cadcad Doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa maanta wareysi uu siiyey radio Daljir wuxuu ka warbixiyey kulankii Bosaso ku dhexmaray isaga iyo Ergeyga...
View ArticleCabdullahi Sh. Axmed Maxamud Cade Muisharax hor leh oo maanta Qardho uga...
Musharax Cabdullahi Sheikh Axmed Cabdullahi Sh. Axmed Maxamud Cade ayaa maanta xaflad wuxuu ku qabtey Hotel ku yaal Magaalada Qardho wuxuuna shaaca ka qaadey inuu u tartamayo Jagada Madaxweynaha...
View ArticleMaamulka Jaamacadaha Banaadir iyo Bariga Afrika oo Deeq Ku wareejiyay Guddiga...
Maamulka Jaamacadaha Bariga Afrika iyo Banaadir ayaa si rasmi ah deeq ka kooban Dawo,Lacag iyo dhar ku wareejiyay Culumada Gurmadka loogu gargaararo dadkii ay waxyeelaysay Duufaantu ka wada Puntland....
View ArticleDaawo Wareysi Xiiso leh oo uu bixiyey RW Cali Maxamed Geedi
Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Raysal wasaare Saacid maxaa dhex yaal oo la isku hayaa, Kee gardaran labada Masuul. Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo ku sugan Kenya ayaa wareysi...
View ArticleDaawo Cabdirsaaq Nuur Caluula oo ku dhawaaqay inuu u tartamayo...
Cabdirsaaq Nuur Cabdulle oo Magaalada Nairobi shir jaraa’id ku qabtay 25 Nov. ayaa ku dhawaaqay inuu u tartamayo Doorashada Madaxweynaha Puntland janaayo 2014, hoos ka daawo shirka jaraa’id ee musharax...
View ArticleTarsan oo Abaabul ka bilaabey Muqdisho uu isbaaro ugu dhiganayo kaalmada...
Olole balaaran oo isbaaro iyo dhac loogu geysanyo deeqdii lacageed ee shacbiga Tv-yada dalka Qadar ugu qaadhameen shacbigii soomaliyeed ee reer Puntland ee dufaantu naf iyo maalba tirtay oo si xoog leh...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheikh oo Beesha Caalamka wax ka waydiiyeen Musuqmaasuqa iyo...
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta looga yeerey Garoonka Diyaaradaha Muqdisho halkaasoo ay ku sugayeen koox ka socda Beesha Caalamka una yimid Muqdisho iney...
View ArticleWarsaxaafadeed . . Musharax Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo Warsaxaafadeed...
Galkacyo, (Xafiiska Warfaafinta Mudane Cabdiweli Maxamed Cali) Warsaxaafadeed 27 Nov.2013 Murashax Dr Abdiweli Mohamed Ali, wuxuu soo dhoweynayaa mudnaanta Wufuudda Beesha Caalamku ay u hayaan...
View ArticleRaysal Wasaare Saacid wuxuu noqdey malagii dili lahaa Baarlamaanka Federaalka
Baarlamaanka Dowlada Federaalka ah ayaa waxaa horyaal Imtixaan aad u adag oo ay ku waayi karaan Kalsoonida shacabka iyo kan Beesha Caalamka, sidaan la socono Beesha caalamku iyagaa bixiya Mushaarka...
View ArticleNinkii dib usoo nooleyey Bangiga dhexe oo Marlabaad loo magacaabey Bangiga dhexe
Bashiir Ciise Cali oo xukuumadii Cabdullahi yusuf ahaa ninkii dib usoo nooleeyey Bangiga dhexe,horeyna xukuumadii Maxamed siyaad Bare kamid ahaa raga ugu khabiirsan Bangiyada ayaa hada loo magacaabay...
View ArticleCiidamada Axmed Karaash iyo Ciidamada Indhosheel oo isku dhacay
Nawaaxiga Tuulada Buulalo oo Boocame u dhow ayaa laba ciidan oo kala taabacsan Labada hogaamiye ee Axmed Karaash iyo Indhosheel uu dagaal dhex maray, Labada Ciidanba waxay kawada tirsan yihiin Ciidanka...
View ArticleXildhibaano gaaraya 120 oo ku shirey Xamar Warmurtiyeedna kasoo saarey, Akhri...
Xildhibaanada ku Bahoobay Dalada Hiil Dastuur iyo Dimquraadiyada Warsaxaafadeed Arbaco, 27, 11, 2013…120 oo ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo ku bahoobay daladda Hiil Dastuur iyo...
View Article