Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Dhagayso Musharax Cali xaaji Warsame oo Waraysi uu bixiyey uga hadlay Waxyaabaha ay tabanayaan musharixiintu iyo kulankii ay la qaateen Mr. Kay

$
0
0

Cali xaaji Warsame oo kamid ah Musharixiinta ugu cadcad Doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa maanta wareysi uu siiyey radio Daljir wuxuu ka warbixiyey kulankii Bosaso ku dhexmaray isaga iyo Ergeyga gaarka ah ee qaramada Midoobey u qabailsan Soomaaliya, wuxuu kaloo musharuxu ka hadley Xiliga kala guurka, Musharixiinta iyo Illaaladooda, Ergada Gobolka Sool iyo waxyaabo kale.
Musharuxu wuxuu sheegey iney  Nicholas Kay  kala  hadleen qodobvo dhowra, wuxuuna raaciyey in qodobadaas qaarkood aysan wali isku afgaran balse ay jirtaan Qodobadii uu kala hadlay qaar ay isla meel dhigeen, Wuxuu yiri caæli Xaaji “Kulankii  Nicholas Kay Waxaa jirey Qodobo aan anagu xooga saarayna, waxaa kamid ahaa Gudiga amaanka iyo amniga Caasimada ay noqoto mid la isla waafaqsan yahay, Anagu waan waafaqney Jeneraal Siciid dheere inuu amaanka masuul ka noqdo”.
Musharuxu wuxuu kaloo ka hadley Xildhibaanada ka imanaya Gobolada sool iyo ceyn iyo Arimo kale ee hoos ka dhagayso

Hoos ka dhagayso


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles