Nawaaxiga Tuulada Buulalo oo Boocame u dhow ayaa laba ciidan oo kala taabacsan Labada hogaamiye ee Axmed Karaash iyo Indhosheel uu dagaal dhex maray, Labada Ciidanba waxay kawada tirsan yihiin Ciidanka Deegaanka Sool iyo Ceyn.
Dagaalkan Ayaa Yimi Kadib Markii indho Sheel Uu Habaynimadii Xalay Ka Anba baxay Magaalada SaaxDheer Isagoo Kusii Jeeda Magaalada Taleex, Halkaasoo Uu sheegay in uu ku qabanaayo shir ay ka soo hor jedaan shacbiga degaanka iyo Ahmed Karaash,ka dibna waxay isku dheceen Ciidanka Axmed Karaash.
Wariye madax banaan ayaa Puntlandi Garowe u sheegey in hal askari ka dhintey, labana ka dhawacantay.
faahfaahinta kala soco wararkayaga dambe.
puntlandi
Garowe