Ardeyda Soomaaliyeed ee waxka barta Dalka india gaar ahaan Magaalooyinka Hyderabd , Delhi iyo Maysuur ayaa direy Lacag dhan 2580 Gudiga Gurmadka kuwasoo ku hagaajiyey faraca Boosaaso si ay u gaarsiiyaan dadkii ay ku dhufatay duufanadii iyo robabkii is watay ee ku dhuftay Puntland.
Ardeyda oo ah ah dhalinyaro waxbarsho u jooga Dalkaas ayaa awoodooda isugu geeyey iney waxuun gaarsiiyaan walaalohooda dhibaateysan si ay ula wadaagaan dhibka, waxayna awoodeen iney soo diraan gurwadkaas aan kor ku xusney Gudoomiyaha gudiga soo aruurshay lacagtaas Eng Ahmed Abdirehman Wada khalaf iyo Abdirisaq sicid nuur ayaa udiray 24/11/13 sheekh Dahir ow Cadi.
Puntlandi TEAM
CPH-