Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War Deg Deg ah-Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la weeraray,

Degmada Hodan waxaa laga maqlayaa Rasaas ka dhacaysa Nawaaxiga Nr4, waana markii labaad oo maanta ay Rasaas ka dhacdo Magaalada Muqdisho. Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa goor dhaweyd soo dhigay Qoraal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cumar Cabdirshiid “Villa Soomaaliya waxay Dagaalka u arkaan istiraatiijiyad...

Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake ayaa cambeerayay weerarka lagu qaadey Madaxweynihii hore Xasan Sheikh iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur. Weerarada lagu qaadey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaafadihii Xalay lagu dagaalamay oo jidgooyooyin yaalaan

Degmada Hodan Nawaaxiga Guriga uu degan yahay Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxaa Xalay ka dhacay Dagaal xabado la oswaydaarsanayay mudo kooban, Nawaaxiga nr ilaa Xamar Sare. Dawiradaan aad...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Cabdirshiid Y.Jabril “ Sidhow Ayaan ula soconaa Xaalada Muqdisho”

Kulan ay maanta yeesheen Baarlamaanka Puntland ayaa lagusoo qaadey Xaalada Amni iyo Siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan Xaaladaha kasoo cusboonaadey Muqdisho, Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News-Madaxweyne Farmaajo oo weerar afka ah ku qaaday Madaxdii hore

Madaxweynaha Wakhtigiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa jeediyay Khudbad uu uga hadlay Xaalada Dalka, wuxuuna eedeyn usoo jeediyay Madaxdii isaga ka horaysay, isagoo ku macneeyey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Farmaajo “Waxaan ku laabanayaa Teendhadii Afisyooni

Madaxweynaha Walhtigiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahaan la kulmay Cadaadis hubaysan iyo Caaddaadis afka ah oo iga imaanayay Beesha Caalamka ayaa caawa ku dhawaaqay inuu dib ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mursal oo Xildhibaanada isugu yeeray Sabtida

Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ayaa Qoraal uusoo saaray wuxuu isugu yeeray Xildhibaanada si ay u dhagaystaan Madaxweynaha Xilkiisu dhamaaday Maalinka Sabtida. Madaxweyne Farmaajo ayaa Xalay saq...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raysal wasaare Rooble oo la shirsan Qoor Qoor, Guudlaawe iyo Musharixiinta

Raysal wasaaraha Xilka sii haya Maxamed Rooble ayaa Muqdisho kula shirsan Raysal wassarihii ka horeeyey Xasan Cali Kheyre, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Xasan Sheikh, Qoorqoor iyo Cali Guudlaawe. Wararka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fanaanada Caanka ah Luul Jaylaani Way nooshahay

Idaacada VOA ayaa maanta baahiday inay geeriyootay Fanaanada Caanka ah Luul Jaylaani, Balse Warbaahinta Puntlandi.com waxay xaqiijinaysaa, In fanaanadu ay nooshahay. Lama oga qaabka ay u heleen VOA...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kulankii Baarlamaanka oo la sugayo Madaxweyne Farmaajo iyo Buuq laga cabsi qabo

Waxaa goordhaweyd Albaabada loo furay Golaha Shacabka iyadoo Xildhibaanadu mid mid usoo galayaan, waxaa jirta cabsi laga qabo in Xildhibaanada badankoodu ay soo xaadiri waayeen halka Xildhibaano...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Breaking News-Farmaajo oo shaaciyey inuu hogaaminta Doorashada Wareejiyey

Madaxweynsha Xilkiisu dhanaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu Baarlamaanka Wakhtigiisu dhamaadey u sheegey in uu hogaaminta Doorashada uu ku wareejiyey Raysal wasaare Rooble. Wuxuu kaloo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Tiiraanyo leh Alla ha naxariistii Maxamed Xuseen Daaniye oo ku...

Illaahay naxariistii haka waraabiyee waxaa Magaalada Copenhegan Dalka Denmark ku geeriyooday Marxuum Maxamed Xuseen Daaniye Oo maalmahaan Xanuunsanaa. Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Denmark...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi- Jaaliyada Oo ka tacsiyaynaysa Geeridii Marxuum Maxamed Xuseen Daaniye

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJUCIIN. Allaah ha u naxariistee waxaa habeenkii xalay Axad 4.05..2021 ku geeriyooday magaalada Copenhegan Dalka Danmark Xaaji Maxamed Xuseen Daaniye . Dhamaan xubnaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Roobabka oo sababay in laga cabsi qabo in Bosaso iyo Garowe ay kala go’aan

Roobabka ma hiigaanka ah re ku hooray Deegaanada Puntland ayaa sababay in ay burburaan Buundooyin muhiim u ah isusocodka Puntland. Deegaanka Alxamdulilaah ee Gobolka Karkaar waxaa burburtay Buundada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maraykanka oo Ergayga usoo diray Geeska Afrika oo aysan Soomaaliya ku jirin

Jeffrey Feltman oo ah Ergay gaara oo Aqalka Cad usoo diray inuu soo kormeero Geeska Afrika ayaa Tagi doona Dalalka Masar. Otoobiya, Eritrea iyo Sudan. Ergaygaan ayaa wuxuu dalalkaan kala hadlayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Haweynay u dhalatay Maali oo 9 caruura halmar dhashay

Xalima Cisse waxay baal ga gashay buuga taariikhda kadib markay noqotay Haweyneydii u horaysay oo Sagaal Caruura Uurka ku ‘wada qaaday Hal mar. Xaliimo Ciise waa 25 jir u dhalatay Dalka Maali ,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Deni oo Nairobi gaaray

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maantay gaaray Magaalada Nairobi halkasoo uu booqasho shan maalmood ah ku joogi doono. Madaxweynaha ayaa intuu Nairobi joogo wuxuu la kulmayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kenya oo shaacisay inay Soomaaliland ay ka caawinayaan Aqoonsiga

Dowlada Kenya ayaa hoosta ka xariiqdey inay Soomaaliland ka taageeri doonaan Raadinta Aqoonsiga Dowladnimada Soomaalililanf. Qoraal kasoo baxay Aqalka Madaxtooyada Kenya oo lasoo dhigay Twitterka ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wasaarada Warfaafinta Puntland oo Magacawday Gudiga Saxaafada

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi “Timacade” ayaa shaaciyey Gudi lagu magacaabo Gudiga Saxaafada Puntland oo lagsoo kala xulay Ururada iyo Wasaaradaha qaarkood, Ururada lagsoo xulay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawiro Mdx.Deni oo Muqdisho yimid iyo Shirka Wadatashiga Doorashada oo...

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdigii uu hogaaminayay ayaa Muqdisho soo gaaray si uu uga qayb galo Shirka lagu wado inuu halkaas ka furmo maalinka Axada. Sida aan xogta ku...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live