Degmada Hodan waxaa laga maqlayaa Rasaas ka dhacaysa Nawaaxiga Nr4, waana markii labaad oo maanta ay Rasaas ka dhacdo Magaalada Muqdisho.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa goor dhaweyd soo dhigay Qoraal Barihiisa Bulshada wuxuuna qoray sidaan.,
- Ciidanka Farmaajo ayaa weerar ku soo qaaday hoyga aan ka deganahay Magaalada Muqdisho. Waxaan horay uga dignay in ciidanka loo adeegsado siyaasada. Waxaa ila jooga xildhibaano iyo siyaasiyiin iigu yimid afur iyo wadatashi. Wixii dhib ah ee ka yimaada weerarka waxaa qaadaya Maxamad Farmaajo,”
Waa Musharixiinta labaad oo maanta la weeraro, Galabnimadii dambe waxaa la weeraray Guriga Madaxweynihii hore Xasan Sheikh,?waxaa xigay oo Afurkii la weearay Guriga Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Puntlandi.com Muqdisho

The post War Deg Deg ah-Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la weeraray, appeared first on .