Dowlada Kenya ayaa hoosta ka xariiqdey inay Soomaaliland ka taageeri doonaan Raadinta Aqoonsiga Dowladnimada Soomaalililanf.
Qoraal kasoo baxay Aqalka Madaxtooyada Kenya oo lasoo dhigay Twitterka ayaa lagu sheegey inay Kenya isu diyaarinayso inay Soomaaliland ku Garab istaagaan Aqoonsi raadinta.
Qoraalka waxaa lagu yiri “ Soomaaliland waxay 18 May u dabaal dagayaan 30 sano guurada Gooni isutaaga, Dowlada Kenya waxay diyaar u tahay inay isgarab taagan walaalaha Soomaaliland raadinta Aqoonsi Caalami ah”
Puntlandi.com Nairobi

The post Kenya oo shaacisay inay Soomaaliland ay ka caawinayaan Aqoonsiga appeared first on .