Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirshiid Cali Sharmaake ayaa cambeerayay weerarka lagu qaadey Madaxweynihii hore Xasan Sheikh iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
- Weerarada lagu qaadey Madaxweynihii hore Xasan Sheikh iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame waa talaabo taxadar la’aan ah oo cawaaqib xumo yeelan doonta. Waxaa iska cad in DFS ee waqtigeedu dhammaaday ay u arkayaan furimaha dagaalka inay yihiin istiraatiijiyad istiraatiiji ah oo lagu xallinayo ismariwaaga iyo wadahadalada soo socda.
Maanta ayaa Ciidamo hubaysan ay weerareen Guriga Madaxweynihii hore Xasan Sheikh, saacado kadibna waxaa la weeraray Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Puntlandi.com Nairobi

The post Cumar Cabdirshiid “Villa Soomaaliya waxay Dagaalka u arkaan istiraatiijiyad Siyaasadeed” appeared first on .