Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Gudoomiye Cabdirshiid Y.Jabril “ Sidhow Ayaan ula soconaa Xaalada Muqdisho”

$
0
0

Kulan ay maanta yeesheen Baarlamaanka Puntland ayaa lagusoo qaadey Xaalada Amni iyo Siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan Xaaladaha kasoo cusboonaadey Muqdisho,

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Mudane Cabdirshiid Yusuf Jabril oo Shirka shir gudiominsyay ayaa sheegey iney si dhow ula soconayaan Xaalada Caadimada Dalka kadib rabshadihii xalay ka dhacay Xasfado ka tirsan Muqdisho.

Baarlamaanka Puntland waxay cambaareeyeen Dagaalkii Xalay lagu qaadey Madaxda Mucaaradka iyagoo Ciidamada ugu baaqay inay ka foojignasdaan talaabooyinka ay qaadayaan.

Kulanka Baarlamaanka waxaa kaloo looga hadlay Shaqooyinka Gudiyada Baarlamaanka.

hoos kadaawo Sawirada

The post Gudoomiye Cabdirshiid Y.Jabril “ Sidhow Ayaan ula soconaa Xaalada Muqdisho” appeared first on .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles