Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi “Timacade” ayaa shaaciyey Gudi lagu magacaabo Gudiga Saxaafada Puntland oo lagsoo kala xulay Ururada iyo Wasaaradaha qaarkood, Ururada lagsoo xulay waxaa kamid ah Ururada Saxaafada iyo kuwa Bulshada.
Gudigaan oo ka kooban 7 Xubnood lama sheegin shaqada rasmiga ah ee ay qabanayaan ama loo xilsaaray.
Gudiga Sare ee Saxaafada Puntland waxay kala yihiin
- Maxamed Ciise Cismaan,
- Maxamed Nuur Shire,
- Fartuun Cali Liig,
- Daahir Cabdulqaadir Axmed,
- Siciid Axmed Faarax,
- Cabdiqani Maxamed Cali
- Cabdirisaq Max’ed Faarax.
Hoos ka eeg Wareegtada ay Wasaarada Waxbarashadu ku magacawday Gudiga


The post Wasaarada Warfaafinta Puntland oo Magacawday Gudiga Saxaafada appeared first on .