Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Raysal wasaare Rooble oo la shirsan Qoor Qoor, Guudlaawe iyo Musharixiinta

$
0
0

Raysal wasaaraha Xilka sii haya Maxamed Rooble ayaa Muqdisho kula shirsan Raysal wassarihii ka horeeyey Xasan Cali Kheyre, Cabdiraxmaan Cabdishakuur, Xasan Sheikh, Qoorqoor iyo Cali Guudlaawe.

Wararka ay Puntlandi ka helayaan Shirkaas, Waxay ka Arinsanayaan Xaslada Siyaasadeed ee Dalka, Shirka Afisyooni iyo Arimaha Amaanka.

Wararku waxay sheegayaan in Raysal wasaaruhu uu ddmacsan yahay inuu caawo ku dhawaaqo Shir ay isugu imaanayaan Maamul Goboleedyada, Xubno matalaya Musharixiinta iyo Madaxda Xukuumada Federaalka si loo dardar galiyo Heshiiskii 17 Sebtembar.

Hadii Rooble Caawa ku dhawaaqo Shirkaas waxaa soo ifbaxaya in Uu kasoo hor jeedo Hadalkii Xalay ee Madaxweyne Farmadjo oo isna shir iclaamiyay.

Wixii kasoo baxa kulankaas kala soco Puntlandi.com

The post Raysal wasaare Rooble oo la shirsan Qoor Qoor, Guudlaawe iyo Musharixiinta appeared first on .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles