Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Madaxweyne Farmaajo “Waxaan ku laabanayaa Teendhadii Afisyooni

$
0
0

Madaxweynaha Walhtigiisu dhamaadey Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahaan la kulmay Cadaadis hubaysan iyo Caaddaadis afka ah oo iga imaanayay Beesha Caalamka ayaa caawa ku dhawaaqay inuu dib ugu laabanayo Teendhadii Afisyooni.

Madaxweyne Farmaajo wuxuu sheegay inuu Sabtida hortagi doono Baarlamaanka uuna u sheegi doono inuu dib ugu laabanayo Miiska wadahadalka iyo hirgalinta Heshiiskii 17 Sebtembar.

Madaxweyne Farmaajo ayaa caawa khudbad jeediyay kadib markii Raysal wasaarihiisa iyo Maamuladii taabacsanaa ay ku dhawaaqeen inay ka horbyimaadeen Mudo kordhinta.

Puntlandi.com Muqdisho

The post Madaxweyne Farmaajo “Waxaan ku laabanayaa Teendhadii Afisyooni appeared first on .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles