Jeffrey Feltman oo ah Ergay gaara oo Aqalka Cad usoo diray inuu soo kormeero Geeska Afrika ayaa Tagi doona Dalalka Masar. Otoobiya, Eritrea iyo Sudan.
Ergaygaan ayaa wuxuu dalalkaan kala hadlayaa Arimaha Bini’aadanimada iyo baahida ka jirta Dalalkaan ee ay sababeen Dagaaladu, wuxuu kaloo kala hadli doonaa Xiisada Wabiga Nile ee u dhexaysa Masar, Sudan iyo Itoobiya.
Ergaygaan Gaarka ah wuu ka boodayaa Soomaaliya oo liiska uguma jirto Dalalka uu tagi doono.
Puntlandi.com Nairobi

The post Maraykanka oo Ergayga usoo diray Geeska Afrika oo aysan Soomaaliya ku jirin appeared first on .