Quantcast
Channel: admin
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tacsi Marxuumad Salaado Faarax Ciise oo ku geeriyootay Dharoor Gobolka Bari

Waxaa tacsi loo dirayaa dhamaan Ehelkii,Qaraabadii iyo Caruurtii ay ka geeriyootay Marxuumad Salaado Farax Ciise oo xalay 10 kii juun ku geeriyootay Dharoor oo ka tirsan Gobolka Bari. Waxaan illaahay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Woman, Fartun Osman – Somali Girls Rock

Somali Girls Rock June 10, 2016 During Tuesday’s game against the Phoenix Mercury, the Lynx honor Inspiring Woman Fartun Osman. Originally from Somalia, Osman was both a national basketball player and...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynaha Kenya oo u safraya Brusselse

Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata ayaa Safar uu ku tagi doono maalmaha soo socda Dalka Angola wuxuu ugasii gudbi doonaa Dalka Belguim ee Xarunta Midowga Yurub. Madaxweyne Kenyata wuxuu ugu horeyn...

View Article

Daawo waxa uu Muusharaxa Madaxweynaha Maraykanka Donald J. Trump uu ka yiri...

View Article

BREAKING–Hoobiye lagusoo tuuray Maanapoliya,Qarax ka dhacay Nr.4 iyo Amisom...

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ilaa afurkii caawa ka dhacay dhowr weerar oo kala gadisan. 4 Hoobiye ayaa lagusoo tuuray nawaaxiga Manabooliya xili loo fadhiyo Afurkii,Lhasaaraha ilaa hada lama hayo....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

TACSI–Marxuum Sheikh Xuseen Aw-Aaden oo maaanta ku geeriyooday Gaalkacyo 14 juun

Jaamiyada Puntland ee Waqooyiga Denmark waxay tacsi tiiraanyo xambaarsan u dirayaan Cabdinasiib Sheikh Xuseen Aw-Aaden oo ka tirsan Guduga Jaaliyada oi Aabihiis Sheikh Xuseen Aw-Aaden uu maanta ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BREAKING NEWS– USA–Nin loo badinayo inuu Soomaali yahay oo meel fagaare ah...

AMARILLO, TX-USA– Sida ay sheegeen Booliska Magaalada Amarillo ee Gobolka Taxes Dalka Maraykanka Nin loo badinayo inuu Soomaali yahay ayaa meel Suuqa lagu toogtey kadib markuu afduub meel ugu qabsadey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Faahfaahin+Sawiro–Ninkii ay Boolisku toogteen Magaalada Amarillo Dalka...

Booliska Amarillo ayaa shaaciyey magaca ninka ay Boolisku ku toogteen suuqa Amarillo Walmart oo ku yaal Gobolka Texes ee Dalka Maraykanka. Ninka ay Boolisku toogteen waxaa lagu magacaabaa Mohammad...

View Article


Daawo Hillary Clinton oo difaacday Soomaalida Maraykanka kadib markii uu afka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweyne Xasan Sheikh oo baaris Caafimaad u aadaya Jarmalka

Warar ay Warbaahinta Puntlandi ka heshay Illo ku dhow dhow Villa Soomaaliya ayaa noo xaqiijiyey in Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka uu safar u yahay Dalka Jarmalka. Safarka Madaxweynuhu wuxuu ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada Puntland oo laga hirgalinayo Xarunta Internetka Bada...

Shirkada Isgaarsiinta GOLIS ayaa wada dhismaha Xarunta submarine fiber oo ah Internet mara bada oo Soomaaliya loosoo talaalayo. Internet-kaan ayaa ah nooca casriga ah ee xawaaraha dheereeya,waxaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BREAKING NEWS : – Madaxweyne Xasan iyo Raysal wasaare Sharmaake oo isku...

Wararka soo gaaraya howlwadeenada Puntlandi ee Muqdisho auaa sheegaya ayaa in khilaaf baahsan soo kala dhex galay Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Raysal wasaare Cumar Cabdirshiid, Khilaafkas oo gaaray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Akhriso Magacyada Gudiyada Uu Madaxweyne Xasan magacaabay oo muran ka taagan...

Madaxweyne Xassn Sheikh ayaa maalmo ka hor wuxuu soo saaray Wareegto muran dhalisay oo uu kusoo magacaabay Gudiga Doorashooyinka. Arintaan ataan ayaa buuq ka dhex kicisay Raysal wasaaraha iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

XildhibaanKa Soomaaliyeed ee Baarlamaanka Kanada ku jira oo Wasiiradooda...

MP Axmed Xusseen ooka tirsan Baarlamaanka Canada ayaa walaac ka muujiyey qorshaha ay Dowlada Kenya ku doonayso iney xirto Xerada QXootiga Dhadhaab. Xildhibaanka ayaa Wasiirad ka tirsan Xukuumada Kanada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Baydhabo oo ay ka socdaan soo dhaweynta Madaxda Madasha Qaran

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka socda qaban qaabada Shirka Madasha Qaran ee looga arinsanayo Doorashada Soomaaliya ka dhici doonta Ogoosto iyo Septenbar sanadkaan. Shirka Madasha Qaran oo furmi doona...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

5 ka mida Booliska Kenya oo gaadmo lagu diley

Sida uu cadeeyay Taliska Booliska Mandheera ee Dalka Kenya waxaa si gaadmo ah ay koox aan la garanayn ay u dileen 5 Bileys ah kadib markii Gaarigii ay wateen lagu soo tuuray gantaal Gacmeed. Bileyska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Al Jazeera Media Network denounces the death sentence against Ibrahim Helal

The Egyptian Criminal Court sentenced our colleagues Ibrahim Helal, former director of news at Al Jazeera’s Arabic channel, and Alaa Sablan, identified by the prosecution as an Al Jazeera journalist,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tanzania has begun building its own helicopters that will be taking to the...

Tanzanian made two seater chopper is in its final stages of production and will start flying trials once it granted permission by the Tanzania Civil Aviation Authority reports Daily news. Arusha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo sawirada Tuulada Xaabo ee Gobolka Bari oo laga hirgaliyey Buundo

Tuulada Xaabo ee Gobolka Bari waxaa mudo dheer ka jiray baahi wayn oo Dadweynaha deegaankaas ay dhib ka heysatay isu gudubka Tuulaada oo ay badi kala dhex mari jirtay badu. Dowlada Puntland oo ka...

View Article

Madaxda Soomaalida oo Baydhabo Wada Gaaray

Madaxda Soomaalida ayaa Baydhabo soo wada gaaray saaka, Madaxweyne Shariif Xasan oo marti loo yahay horsy ayuu usii joogay gurigiisa halka Madaxweyne Xasan,Raysal wasaare Sharmaake iyo Madaxweyne Axmed...

View Article
Browsing all 3508 articles
Browse latest View live