Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Tacsi Marxuumad Salaado Faarax Ciise oo ku geeriyootay Dharoor Gobolka Bari

$
0
0

tacsiWaxaa tacsi loo dirayaa dhamaan Ehelkii,Qaraabadii iyo Caruurtii ay ka geeriyootay Marxuumad Salaado Farax Ciise oo xalay 10 kii juun ku geeriyootay Dharoor oo ka tirsan Gobolka Bari.

Waxaan illaahay Marxuumada uga baryeynaa Jano waarta iyo Dambi dhaaf.
Aaaaamiiin Aaaamiin

Jaaliyada Puntland ee Waqooyiga Denmark ayaa si gaara tacsi u diraya Cumar Sanweyne oo ka tirsan Gudiga Jaaliyada geerida ku timid hooyadiis Salaado Faarax Ciise.

Illahay ha u naxariisto marxuumada Awlaadeediina Samir haka siiyo

Aaaamiiin Aaaamiin


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles