Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Faahfaahin+Sawiro–Ninkii ay Boolisku toogteen Magaalada Amarillo Dalka Maraykanka oon Soomaali ahayn

$
0
0

Booliska Amarillo ayaa shaaciyey magaca ninka ay Boolisku ku toogteen suuqa Amarillo Walmart oo ku yaal Gobolka Texes ee Dalka Maraykanka.

Ninka ay Boolisku toogteen waxaa lagu magacaabaa Mohammad Moghaddam oo 45 jir ah.

Ninkaan ayaa la cadeeyey inuu suuqa ka shaqaynayey,uuna ka xumaadey kadib markii ladalacsiin waayay.

Wuxuu isagoo hubeysan qafaashay laba qof oo la shaqaynayay kadibna Bileyska sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan SWAT TEAM ayaa isagii toogtey oo diley, labadii qof ee uu qafaashayna waxba ma gaarin,

Ninkaan ayaa markii hore lashaaciyey in loo badinayo inuu Soomaali yahay laakiin waxaa markii dambe la cadeeyey inuusan Soomaali ahayn.

Falka ninkaan geystey ma uusan ahayn Mid argagixiso.
10313807_G
1465651089
10775164_G-1

10775160_Gamarillo-walmart


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles