Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Daawo Sawirada Puntland oo laga hirgalinayo Xarunta Internetka Bada mara,Saldhiga Soomaaliya oo dhan looga qaybinayo Internetka

$
0
0

Shirkada Isgaarsiinta GOLIS ayaa wada dhismaha Xarunta submarine fiber oo ah Internet mara bada oo Soomaaliya loosoo talaalayo.

Internet-kaan ayaa ah nooca casriga ah ee xawaaraha dheereeya,waxaana Mashruucaan Adis ababa ku kala saxiixdey bilowgii sanadkaan Shirkadaha Golis, Ethio telecom oo Itoobiya laga leeyahay, Shirkada Telefoonada Omantel oo Dalka Cumaan laga leeyahay iyo Telesom oo Somaliland ah.

Heshiiska ayaa waxaa ka mid ahaa in Xarunta Soomaaliya laga dhiso Bosaso maadaama Internetkaan oo Caalami ah ay Fiilooyinkiisu (Wires) ay Maraan Bada caalamiga ah ee u dhexeeysa Puntland iyo Yemen.

Dhismaha xarunta oo hada ka socda Bosaso waxaa lagu wadaa inuu dhamaado bisha Novembar sanadkaan 2016.
13450920_1779549192264268_1327011113978282355_n13432250_1779549158930938_7891677252507140660_n13432345_1779549032264284_7581797768795182559_n13407098_1779326248953229_8166780300265243921_n13413695_1779326195619901_8696708921393685818_n13434929_1779325935619927_3401029237263814578_n13434829_1779326152286572_3581438965798378228_n13434839_1779325198953334_8602588897691142937_n

13418679_1779325088953345_7188156851135866252_n


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles