Tuulada Xaabo ee Gobolka Bari waxaa mudo dheer ka jiray baahi wayn oo Dadweynaha deegaankaas ay dhib ka heysatay isu gudubka Tuulaada oo ay badi kala dhex mari jirtay badu.
Dowlada Puntland oo ka jawaabaysay codsi uga yimid Dadka deegaankaas ayas hirgalisay Buundo ay shacabku ku farxeen.
Buundadaan waxaa lagu dhisay Barnaamijkii halku dhagiisu ahaa Puntland ha isku tashato, Dhaqaala ku baxay waxaa inta badan bixisay Dowlada.
Hoos ka daawo sawirada