AMARILLO, TX-USA– Sida ay sheegeen Booliska Magaalada Amarillo ee Gobolka Taxes Dalka Maraykanka Nin loo badinayo inuu Soomaali yahay ayaa meel Suuqa lagu toogtey kadib markuu afduub meel ugu qabsadey dad rayid ah.
Ninka la dilay oo hubeysnaa ayaan isagu wax dhiba gaysan mana cada falku inuu ahaa mid atgagixiso iyo mid dambiyeed kale.
Waxaa Da’diisa lagu sheegay 45 jir
Hoos ka daawo video ku saabsan warkaan
KFDA – NewsChannel 10 / Amarillo News, Weather, Sports