Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

5 ka mida Booliska Kenya oo gaadmo lagu diley

$
0
0

kot-pic
Sida uu cadeeyay Taliska Booliska Mandheera ee Dalka Kenya waxaa si gaadmo ah ay koox aan la garanayn ay u dileen 5 Bileys ah kadib markii Gaarigii ay wateen lagu soo tuuray gantaal Gacmeed.

Bileyska la gaaday waxay wateen gaari Bas ah waxayna marayeen xiliga la weeraray meel u dhow Tuulada Kotulo, waxayna kusoo jeedeen Nairobi.

Weerarkaan oo saaka oo Isniin ah dhacay illaa hadana cidna ma aysan sheegan weerararka.

Puntlandi.com
Nairobi


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles