Madaxda Soomaalida ayaa Baydhabo soo wada gaaray saaka, Madaxweyne Shariif Xasan oo marti loo yahay horsy ayuu usii joogay gurigiisa halka Madaxweyne Xasan,Raysal wasaare Sharmaake iyo Madaxweyne Axmed Madoobe ay goor dhaweyd soo degeen.
Madaxweyne Gaas isna goordhow oo abaaraha 2.40 duhurnimo ah ayuu soo degayaa.
Shir kooban oo is arag ah ayaa afurka ka hor dhici doona.
Amaanka guud ahaan waxaa illaalinaya Ciidanka Amisom ee Itoobiya.
Wixii xog hoose ah iyo wararka rasmiga ah kala soco Puntlandi.com
Puntlandi
Baydhabo