Quantcast
Channel: admin
Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Nickolas Kay oo Cambaareeyey Weerarkii Muqdisho lagula beegsadey Wafdi Caalami ah

$
0
0

Kay pi Muqdisho–24Jun.2015–Pi– Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u jooga Soomaaliya Nickolas Kay ayaa cambaareeyey weerarkii kooxo Naftood haligayaal ah ay ku qaadeen Kolonyo Baabaara oo ay saaraayeen Wafdi Emaaraatla ah.

Wakiilka Qamada Midoobey oo cambaareeyey weerarkaas ayaa wuxuu yiri “Waxaan cambaareenayaa weerarkii axmaqnimada ahaa ee maanta lala beegsadey Dad Shacab ah iyo Masuuliyiin ka tirsan Beesha Caalamka oo Soomaaliya u yimid iney caawiyaan, Kuwa weerarkaas geystey waxay kasoo horjeedaan ejeedkaas iyo Nabadgalyada”

Puntlandi.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 3508

Trending Articles